Home Afsomali 22 Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka oo mooshin u gudbiyay Guddoonka

22 Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka oo mooshin u gudbiyay Guddoonka

ildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa gudbiyay mooshin ku saabsan ka doodista Amniga dalka iyo Xasaanadda Xildhibaanada.

Xildhibaanadaan ayaa  dalbaday in lagu soo daro ajendaha maanta si ay dood kaga yeeshaan.

22 Xildhibaan ayaa ku saxiixan mooshinka.

Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa qeybinta aqrinta 1aad ee Hindisa Sharciyeedka Korantada & Warbixinta Xildhibaanada, balse waxaa la horkeenay mooshin ay saxiixeen 22 Xildhibaan, kaas oo ah in laga hadlo Arrimaha Amniga, lana hakiyo Ajandayaasha kale.

https://youtu.be/ObyJ_voVf1k

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.