Dhageyso Wareebe Qoysas reer Miyi ah Caruur uu ka boobay cunay
Wararka Ka imaanayo Dagmada Balcad ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa Sheegaya in Tuulooyin Hoos yimaada Dagmadaasi uu Waraabe ku Dilay in ka Badan 4-ruux iyo Xoola kale oo ari u badan u badan.
Waraabayaal kooxo kooxo ah oo Wada Socda ayaa Xoolo badan iyo 4-ruux oo reer miyi ah ku dilay duleedka Dagmada Balcad kuwaasi oo Xili Habeen ah ay ugu dhaceen guryo ay dadkaasi daganaayeen.
Ruux kamid ah Deegaanka ay Dhacdadaas ay ka Dhacday ayaa Saxaafada u Sheegay in Dhibaato waraabayaashaan ku hayaan Dadka Xoola Dhaqatada ah ee halkaasi ku nool waxa uun Sheegay in ilaa 4-Ruux ay Cuneen.
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0