Home Afsomali Dhageyso Dowladu ha u gurmato muwaadiniinta sacuudiga ku silcaya

Dhageyso Dowladu ha u gurmato muwaadiniinta sacuudiga ku silcaya

C/laahi Raage Xuseen oo horey u soo noqday xildhibaan ka tirsanaa Dowladdii KMG aheyd oo xalay kula hadlay warbaahinta dalka Sacuudiga ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ay ku nool yihiin Soomaalida dalka Sacuudiga.

C/laahi Raage Xuseen ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya in ay u soo gurmato Soomaalida ku nool Sacuudiga, gaar ahaan kuwa aan heysan sharciyada deganaanshaha.

Wuxuu sheegay Dowladda Soomaaliya in looga baahan yahay in ay la timaado qorshe iyo istiraatiijiyad ay ku daad gureyneyso Soomaalida ku nool dalka Sacuudiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.