Home Afsomali Dhageyso RW Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay Ahmiyada ay leedahay in...

Dhageyso RW Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay Ahmiyada ay leedahay in dalku yeesho Ciidamo Qaran

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu wqtigaan u baahan yahay Ciidan Qaran kuwaas xaqiijiya amniga Guud ee dalka.

Waxa uu sheegay in Ciidankaas loo baahan yahay in ay ahaadaan cidan Qran aan aheyn kuwa qabiil kuwaas oo laga soo kala xulo Gobolada dalka Soomaaliya intooda badan.

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in dhibaatada dalkan Soomaaliya heysato ay tahay dhanka amniga isla markaana muhiim ay tahay in la helo dowlad wanaag si amniga dalka loogu  guuleesto..

Hadlkaan ayaa ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya waxa uu sheegay xili shalay uu ka qeyb galayay furitaanka Saldhig dowldda Turkiga ay ku tababari doonto Ciidanka dowladda Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.