Home Afsomali Dhageyso Somaliland waxaan ku faraxsan nahay wada hadalka aan Ethiopia kula leenahay...

Dhageyso Somaliland waxaan ku faraxsan nahay wada hadalka aan Ethiopia kula leenahay Somaliweyn

Sidaasi waxaa Warbaahinta u sheegay Farxaan Aadan Heybe Wasiirka Duulista Hawada Maamulka Soomaaliland oo Maanta shir Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Magaalada Hargeysa.

Waxa uu sheegay Wasiirka in Magaalada Adis ababa uu kula kulmi doono Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya si ay uga wada hadlaan sidii Hawada Soomaaliya ay Gacanteeda ugu soo laaban laheyd si ay hesiis  looga gaaro.

Isaga oo sii hadalayay ayaa waxa uu sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo in kulankaas uu la yeelan doono Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya ay wax wanagsan ka soo baxaan.

Hoos Ka Dhageyso Shir Jaraa’id uu ku qabtay Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.