Home Afsomali Full VIDEO Khudbadii Raiisal Wasaare Xasan Cali Kheyre , Dadkeygow dhaxdhaxaad lagama...

Full VIDEO Khudbadii Raiisal Wasaare Xasan Cali Kheyre , Dadkeygow dhaxdhaxaad lagama Noqon karo shaafta iyo karaamada ummadda soomaaliyeed

Soomaalyey Qarankeena Maxaad u ogoshihiin in aad u qabataan lixbilood 20 sharic ayey xukuumadu soo dhameystirtay

Waxaan Leeyahy barlamaanka somaliyeed fadlan ansixiya sharciga la dagaalanka Musuqmaasuqa

soo Nooleynta Wadooyinka ispitaalada iyo Dhismooyinka danta Guud ee Bulshada

somaliya waxaa lagu leeyahay in ku dhow lix bilyan oo doolar

Maxaa iga galay waa in aan ku bedelnaa anigaa iska leh

dhaxdhaxaad lagama Noqon karo shaafta iyo karaamada ummadda soomaaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.