Home Afsomali VIDEO Kulan wadatashi ah oo kubsaabsan mustaqbalka iyo aayaha maamulka koofur...

VIDEO Kulan wadatashi ah oo kubsaabsan mustaqbalka iyo aayaha maamulka koofur galbeyd oo ka dhacay Muqdisho(DAAWO SAWIRADA)

 

Kulankaan ay iskuugu yimaadeen wasiiro iyo xildhibaano heer fadaraal iyo heer  maamul goboleyd  golaha badbaadada iyo isbedel doonka  siyaasiyiin madaxda dhaqanka  haween iyo dhalinyaro fanaaniinta kooxda shambal Iyo Marti sharaf kale

Masuuliyiintii iyo madaxdii   ka hadashay   ayaa mowqiif diidmo mideysan ah  ka qaatay maamulka uu hogaamiyo shariif xasan sheikh Adan  waxayna  Amaan  iyo bogaadin  u jeediyeen downlada  dhexe ee dalka

Qaarka mid ah masuuliyiintii  kuknka ka hadlaayay   ayaa aad uga soo horjeestay Hogaan  maamulkaasi waxayna ku dhaliileen wax isdabarain Kali talisnimo iyo ka maqnaashiyaha deegaanada maamulku  uu la taliyo  waxeyna  figradahooda ku soo bandhigeen

Eedeymaha loo jeediyey Madaxweynaha maamulk Koofur Glbeyd ayaa waxaa ka mid ah in uu safar dalka dibdiisa ah u aaday in ka badan 800 oo jeer.

Beerihii xoolihii iyo kaluumeysigii xag amaan ayaa looga shaqeysan la,yahay  magaalooyinka inta ka dawarsata la kufsado kaamamka ku jira waa reer koofur galbeyd

adeegii bulshada ayaa la waayey sida cafimaadka waxbarashada dhaqaalah ma jiraan.

Maamulka Koofur Galbeyd ayaan weli ka ixin Ku meel gaarnimo waxaansa oo doortay oo dhisay ergo ka tirsan doqowda dhaqanka mna ka ixi karto Ku meelgaarnimo ilaa uu ka soo doorto Baarlamaan uu leeyahay maamulkaasi sida ay u doorteen maamulada kale ee dalka ka jira xubno baarlamaan aan ku meel gaar aheyn.

sidaa daraadeed Madaxweynaha maamulka koofur Galbeyd Sahriif Xasan Sheikh Adan ayaa dhacay wixii ka danbeeyey dhaarintii iyo xiligii uu maamulkaasi yeeshay Xildhibaano u gaar ah sida uu qabo xildhibaan Caraale.

waxaana looga bixi karaa in maamulka intiisa kale ay warqad u qoraan ujeedeeku yahay in uu madaxweynuhu is casilo.

waxaana muuqatay in baarlamaanka koofur galbeyd weligii uu san dooran Madaxweyne uu leeyahay maamukaasi.

Shirku intii uu scday ayaa waxaa shaaca laga qaaday arim badan oo aan shacabku ogeyn waxaana taasi lagu micneeyey in ay tahay ujeedka kulanka iyo xog ishdaafsi guud

in ay  go.doonsan tahay deegaanada maamulku uu ka taliyo  qaarkodna diyaarad looga kala goosho

Kulamada lagu dalbanayo isbedelada maamulka  koofur galbeyd iyo maamulada kale ayaa ku soo badanaya guud ahaan dalka.

isku soo wada duuboo Xildhibaanada Koofur galbeyd oo dhulka ku jiiday Madaxweyne Xasan Adan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.