Home Afsomali Sulub Axmed fidhin Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya maxaa kajira inay shaqsiyaad ku...

Sulub Axmed fidhin Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya maxaa kajira inay shaqsiyaad ku dhaw ay bilaaabeen magac dilkiisa iyo inay dadka u suurad xumeeyaan.

Waa kuma Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Sulub Axmed Fifhin waa shaqsi aqoon durugsan U leh Arimaha Ciidanka.
Mudadii uu ahaa taliyaha Ciidanka Waxa uu gaadhay Booliska Dalkeennu hormaro badan oo waxa uu halkii ka sii waday dib u habaynta iyo Arimaha hortabinta uleh Cidaanka Booliska Somaliyeed.
Shaqsiyad ahaan waa nin wanaagsan ku fiican balanta beenta aad u neceb Dadkan caawiya.
Hasayeeshe hada waxa jira cabashooyin qoyska ah iyo mid kalaba,
Hadii midaa aan dul- istaago waxa ku xeeran dad ku ciyaara sharaftiisa dadkana kala.dila iyaga oo magaciisa adeeg sanaya isna uu u haysto sxb iyo Ehel.
Waca maalin walba aan arkaa dad waxa ka sheeganaya waxaana ogahay in dadka isagu la tashado ama garabka uu ka dhiganayo ay yihiin dad Xaasida ah oo raba inay som cad dilaan talaiyaha ciidanka.

Waxaan siinaya talo Ehelnimo waxaan leehaya taliya kuwa kuugu dhaw waa ku kuugu sheesheeya adna aad u haysatid inay dadka kaaga dhaw yihiin waxayna ka shaqaynayaan inay dadka kugu diraan.
Talo tolnimo iyo ehel baan fariintan kugu soo.gudbiyey.

W:Q Mohamed abdi osman Faradheere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.