Home Afsomali Aqriso jadwalka doorashada Madaxweynaha lagu badelayo Axmed Ducaale Geele Xaaf oo xildhibaanadiii...

Aqriso jadwalka doorashada Madaxweynaha lagu badelayo Axmed Ducaale Geele Xaaf oo xildhibaanadiii Galmudug Horey Xilka uga qaadeen

Qaar kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Galmudug ee dhawaan xilkii ka qaaday madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada iyo xubnaha isku soo sharaxi kara xilka madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.