Home Afsomali Dhageyso Wasiirka Ducaale oo si qoto dher uga hadlay Amniga dalka

Dhageyso Wasiirka Ducaale oo si qoto dher uga hadlay Amniga dalka

Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka Wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa sheegay in haatan amniga dalka uu yahay mid intii hore ka wanasgan isla markaana dadaal badan lagu bixiyay.

Waxa uu sheegay in ciidamada amniga ay waqti badan geliyeen sidii ay u xaqiijin lahaayeen Guud ahaan amniga dalka

Ugu dambeyn waxa uu ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay ku taageeraan kalana Shaqeeyaan sidii amniga u sugi lahaayee

adalkaan ayaa Wasiirku waxa uu ka sheegay xili shalay uu ka qeyb galayay Munaasabad lagu soo bandhigay Dhaqanka Soomaaliyeed midka agarka u ah Haweenka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Amniga Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.