https://youtu.be/cYo-b1_68SM
https://youtu.be/WeBt_IX8ObE
Cali khaliif Galaydh ayaa Qudbad Uu ka jeediyay Magaalada Caynaba Waxaa Uu Si Cad Jabhada SNM Uga Codsaday In Ay Duulan Buuhoodle Ka dhan ah Ku Gacan Siiyan Islamarkaana Wax Lagala Qabto Ciidanka Buuhoodle iyo madaxweynaha khaatumo Cagalule.
Wuxuuna ku Bilaabay Cali khaliif Hadalkiisa”“Waxaa yaab leh Oo Marnaba Aanan Fahmayn War Puntland ayaa Nagu Ah Duulimaad oo Siyaasad ahaan dhaqaale Ahaan Ciidan ahaan Duulan Nagu ah War Adeerayaalow Nala Garto Gacan nasiiya War maamulka Buuhoodle Maamul naga Dul Dhisaaya Oo ciidan Dhawr Boqol Ahina U joogan Kuwa kalana la Qoraayo War Hooy Walaahay In aanan Aaminayn somaliland iyo Isaaq Toona hadaydan wax nagala qaban taas.
Isku Soowada Xooriyo hadalka Oday cali khaliif ayaa ah Mid cad oo Ka dhan ah Magaalada Buuhoodle Sidii Gacanta SNM Loo Galin lahaa balse waxaa yab leh Tolow Reer Buuhoodle Ma Aqbali Doonan in cali Dib ugu Soo fuulo cabdi Guray Hotel Buuhoodle.
Qodobada kasoo baxay Heshiiskii ay galeen Khaatumo iyo Somaliland ayaa waxaa ka mid ahayd in Dastuurka la furo, In lawada ilaashado Somaliland iyo Ciidanka Khaatumo lagu daro Somaliland
Cali Khaliif Isagoo ka hadlayey Arinta Dastuurka ayaa sheegay in hadii la Furo Dastuurska Somaliland ay ka Faa’iidaysan doonaan Dhamaan Somaliland-ta Cusub, Siduu Hadalka u dhigay.
Wuxuu Codsaday inay Somaliland Duulaan ku Qaado Puntland, Isagoo ku eedeeyay inay ku hayso Faragelin Siyaasadeed, Dhaqaalle iyo mid Ciidanba.
“Puntland ayaa Duulimaad nagu ah Siyaasad ahaan, Dhaqaalle ahaan iyo Ciidan ahaan, Adeerayaal Nala garta oo Gacan na siiya, Harti iyo Daarood wax la dhaho ma jiraan, Buuhoodle maamul ayay naga dul dhiseen, Ciidamo ayaa ka joogay Kuwa kalana way Qorayaan” Ayuu yidhi Cali Khaliif.
“Wallaahay ma aamini doono Somaliland iyo Isaaq Hadii aysan Puntland oo Rabta Dhulkayaga Wax nagala Qaban” Ayuu yidhi.