8 okt 2016 (Puntlandes) Xubnaha Aqalka sare ee Puntland oo aad loo sugayey ayaa caawa Fiidkii looga dhawaaqay Madaxtooyadda Puntland, iyadoo uu Saxaafadda u akhriyey Afhayeenka Madaxtooyadda Puntland Qoraan Jecel.
Xubnaha ayaa waxaa ay noqonayaan kuwo u tartami doona xubinimada Aqalka Sare oo ay somalisan ka heshay 11 Xubnood
Halkaan ka dhageyso
Cumar C/rishiid Cali iyo Aamina Aadan C/laahi
Yaasiin Cabdi Biixi iyo Zaynab xaaji Biixi
C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole iyo Cabdi Mahdi Cabdi Cismaan
Siciido Xasan Cismaan, Axmed Maxamed Cabdille, Siciid maxamud Aadan Maxamed iyo MAxmuud Cali Bile
Hodan Maxamuud Cismaan, Axmed Maxamed Maxmuud, Caydiid Saleebaan xaashi iyo Axmed Maxamed Faarax
C/rizaaq Cismaan Xaaji Juriile iyo Hodan Ismaaciil Cilmi
Xamuud Axmed Maxamed iyo Faadumo Siciid Maxamed
Mahad Cabdalla Cawad, Maxamed Siciid Xirsi Moorgan iyo Maxmuud Cali Siciid
C/xakiin Axmed Xaashi, Mahad Daahir Shiikh Nuur iyo C/khadar Faarax Shaaciye
Cali Ismaaciil Cabdi geer, Shukri C/Lahi Maxmuud iyo Faarax Cali Xuseen
C/salaan Xaaji Maxamed dheere, Siciid Maxamed Cali iyo Faarax Cawad Jaamac
Mohamed Barre liked this on Facebook.
Said Mohamed liked this on Facebook.
Jãmá Mõüßē Jmc Qørâh liked this on Facebook.