Home Afsomali Dhagayso: Akhris Xubnihii Aqalka Sare u tartamaya ee Puntland oo lagu dhawaaqay

Dhagayso: Akhris Xubnihii Aqalka Sare u tartamaya ee Puntland oo lagu dhawaaqay

8 okt 2016 (Puntlandes) Xubnaha Aqalka sare ee Puntland oo aad loo sugayey ayaa caawa Fiidkii looga dhawaaqay Madaxtooyadda Puntland, iyadoo uu Saxaafadda u akhriyey Afhayeenka Madaxtooyadda Puntland Qoraan Jecel.

Xubnaha ayaa waxaa ay noqonayaan kuwo u tartami doona xubinimada Aqalka Sare oo ay somalisan ka heshay 11 Xubnood

Halkaan ka dhageyso 

Cumar C/rishiid Cali iyo Aamina Aadan C/laahi

Yaasiin Cabdi Biixi iyo Zaynab xaaji Biixi

C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole iyo Cabdi Mahdi Cabdi Cismaan

Siciido Xasan Cismaan, Axmed Maxamed Cabdille, Siciid maxamud Aadan Maxamed iyo  MAxmuud Cali Bile

Hodan Maxamuud Cismaan, Axmed Maxamed Maxmuud, Caydiid Saleebaan xaashi iyo Axmed Maxamed Faarax

C/rizaaq Cismaan Xaaji Juriile iyo Hodan Ismaaciil Cilmi

Xamuud Axmed Maxamed iyo Faadumo Siciid Maxamed

Mahad Cabdalla Cawad, Maxamed Siciid Xirsi Moorgan iyo Maxmuud Cali Siciid

C/xakiin Axmed Xaashi, Mahad Daahir Shiikh Nuur iyo C/khadar Faarax Shaaciye

Cali Ismaaciil Cabdi geer, Shukri C/Lahi Maxmuud iyo Faarax Cali Xuseen

C/salaan Xaaji Maxamed dheere, Siciid Maxamed Cali iyo Faarax Cawad Jaamac

aqalka-1 aqalka-2

3 COMMENTS

Leave a Reply to Said Mohamed Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.