Home Afsomali Dhageyso Aqrriso Liiska Maamulka Galmudug uga Mid noqonayo tartankaXubnaha Aqalka Sare

Dhageyso Aqrriso Liiska Maamulka Galmudug uga Mid noqonayo tartankaXubnaha Aqalka Sare

 

Waxaa Caawa lagu dhawaaqay Liiska Xubnaha Maamulka Galmudug ee u sharaxan Aqalka
sare ee Baarlamaanka.
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Galmudug Cismaan Maxamuud Aadan “
Masagawaa” oo la hadlay Warbaahinta ayaa aqriyay Liiska Xubnaha u sharaxan
Aqalka Sare.
Hoos ka Akhriso Liiska Xubnaha Sharaxan, kana Dhageyso Shirka Jaraa’id ee
Wasiirka Warfaafinta:

Beesha Murusade waxaa u tartamaya CABDI Xasan Dhuxulow dhagdheer iyo Luul Maxamed Sheikh Cusman

Waceysle Cabduqaadir Macalin Nuur siyaad  iyo Zamzam Dahir Maxamuud

Duduble waxaa u tartyamaya Yuusuf geele Ugaas iyo Cabdulle Xasan Nuur

Cey waxaa u tartamaya Cabdisamad M Maxmuud Sh Xasan  Jawaahir Axmed Cilmi iyo Enj Xasan Maxamud

Saleebaan Axmed Cbadi Kaahiye  Abshir Maxamed Axmed iyo kamaal Daahir Xasan

Mariixaan cabdiweli Cili Goonjeex Aamno cali Maxamed iyo Maxamuud Maxamed samatar Duran

Dir Macalin Cumar Sh Ciise iyo  abuukar Axmed Xaashi

Sacad janaral Cabdi Xasa awaale Qeydiib iyo Maxamed Xusen dahir Cali

DHAGEYSO_- Liiska Xubnaha u Sharaxan Aqalka Sare ee deegaanada Galmudug ka imaanaya oo la shaaciyay

aqarka-galmudug

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.