Home Afsomali VIDEO Xilka qaadi iyo Magacaabsi uu sameeyey RW Xasan Cali Kheyre

VIDEO Xilka qaadi iyo Magacaabsi uu sameeyey RW Xasan Cali Kheyre

https://youtu.be/S3bncDWodT8

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow   Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo Saxaafada shir Jaraid ku qabtay ayaa sheegay in wareegto ka soo baxday xafiiska raiisal wasaare xasan Cali Kheyre loogu magacaabay Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Dowlada Somaliya Maxamd Mursal Sheikh cabdiraxmaan oo horey u ahaa safiirka dalka somaliya u fadhiyey dalka turkiga

Sidoo kalna  Raiisal wasaaruhuu wuxuu xilkii uu hayey ka xayuubiyey wasiirkii owqaafta iyo arimaha diinta Dr Cabdulaahi IImaan Cali iyada oo xilkaa si KMG ah u heyn doono wasiirk ku xigeenka wasaaradaasi Cabadi xakiin Xasan Ashkir

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.