Home Afsomali War deg deg ah Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo Senator Cabdi...

War deg deg ah Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo Senator Cabdi Xasan Cawaale “Qeybdiid oo ka tirsan Mudanayaasha Aqalka Sare oo gudaha u galay Guriga uu Muqdisho ka dagn yahay

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ayaa goor dhow gudaha u galay Guriga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay Cabdi Xasan Cawaale “Qeybdiid oo ka mid ah Senatorada Aqalka Sare.

Warar hoose  ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladdu howlgal qorsheysan ay ka wadaan Guriga Xildhibaankaasi.

Lama oga illaa iyo haatan sababaha rasmiga ah ee ka dambeeya howlgalkaasi ay qaadeen Ciidanka Dowladda.

Balse dhawaan ayey ahayd markii Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda, sidan oo kale howlgal qorsheysan ay uga sameeyeen Guriga Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ay Dowladdu Xabsi dhigtay .

Inkasto markii dambe Maxkamadda Gobolka Baanadir ay ku dhawaaqday in wax dambi ah uusan lahayn Siyaasigaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.