Home Afsomali Iminkana Masaajidada iyo Amarka la dul dhigay

Iminkana Masaajidada iyo Amarka la dul dhigay

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu amray dhammaan Goobaha lagu barto Diinta sida Dugsiyada Quraanka Kariimka iyo Xarumaha kale ee lagu barto Sharceecada Islaamka.

Warka Qoraalka ah ee ka soo baxay Wasaaradda ayaa waxaa la ogeysiiyay dhammaan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta lagu barto ee ku yaalla Magaaladda Muqdisho iyo dhammaan Gobolada dalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.