Wasaarada ganacsiga iyo Warshadaha ayaa dib u dhistay Rugta ganacsiga iyo warshada Gobolka banaadir waxaana wareegto lagu magacaabay gudoomiye iyo laba gudoomiye ku xigeen
hadaba Cabdi Naasir Cali Maxamed oo ah Gudoomiyaha Rugta Ganacasiga iyo Warshadaha Gobolkabanaadir oo ku magacaaban wareegtada ayaa mahadcelin ka dib faahfaahiyey baahida loo qabo in dib loo yegleeyo Ragta ganacsiga iyo warshadaha Gobolka banaadir oo uu sheegay in ay yihiin Maamul KMG ah