Home Afsomali Madaxweyne iyo Madaxweyne Ku xigeenka hirshabbele oo loo doortay laba cali

Madaxweyne iyo Madaxweyne Ku xigeenka hirshabbele oo loo doortay laba cali

cali-cabdulaahi-cososble-siyaadcali-guudlaawe

Waxaa goordhaw soo gabo gabowday tirinta codadka doorashada Madaxweynaha maamulka Hirshabelle ay ku tartamayeen labada musharax ee kala ah Cali Cabdullaahi Cosobe, iyo Maxamed Cabdi Waare.

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa kala dooranayay labada Musharax ee ku tartmayay Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle, waxa ayna doorashada aheed mid xamaasad gaar ah laheed.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle oo ku dhawaaqay natiijada Doorashada ayaa sheegay in Musharax Cal Cadulaahi Cusoble uu ku guuleestay Doorashada Madaxweynaha waxa uuna helay codad gaaraya 61-cod halka Musharax Maxamed Cabdi Waare uu helay 36-cod.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa noqonata Cali Cabdullaahi Cosobe, oo ah Siyaasi caan ah kana soo jeeda gobolka Hiiraan, waxa uuna siyaasigan xilal kala duwan kasoo qabtay Dowladihii KMG ee dalka ka jiray.

Waxaa goordhaw la filayaa in la guda galo Doorashada Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hirshabelle oo iyana ay ku tartamayaan labada Musharax ee kala ah Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) iyo Cali Xasan Taakow.

Sidoo kale Waxaa goordhaw soo gabo gabowday tirinta codadka doorashada Madaxweynaha maamulka Hirshabelle ay ku tartamayeen labada musharax ee kala ah Cali Cabdullaahi Cosobe, iyo Maxamed Cabdi Waare.

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa kala dooranayay labada Musharax ee ku tartmayay Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle, waxa ayna doorashada aheed mid xamaasad gaar ah laheed.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle oo ku dhawaaqay natiijada Doorashada ayaa sheegay in Musharax Cal Cadulaahi Cusoble uu ku guuleestay Doorashada Madaxweynaha waxa uuna helay codad gaaraya 61-cod halka Musharax Maxamed Cabdi Waare uu helay 36-cod.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa noqonata Cali Cabdullaahi Cosobe, oo ah Siyaasi caan ah kana soo jeeda gobolka Hiiraan, waxa uuna siyaasigan xilal kala duwan kasoo qabtay Dowladihii KMG ee dalka ka jiray.

Waxaa goordhaw la filayaa in la guda galo Doorashada Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hirshabelle oo iyana ay ku tartamayaan labada Musharax ee kala ah Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) iyo Cali Xasan Taakow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.