Home Afsomali Dhageyso faramaajo oo Reer cadaado KhudbadU jeediiyey ay ku qancaan ( DAAWO...

Dhageyso faramaajo oo Reer cadaado KhudbadU jeediiyey ay ku qancaan ( DAAWO SAWIRADA )

 

 

Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Cadaado,iyadoo Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya,Maamulka Galmudug,siyaasiin, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ay soo dhaweeyeen Madaxweynaha.

Ammaanka magaalada Cadaado ayaa siweyn loo adkeeyey,waxaana lafilaya wafdiga madaxweyanaha in uu kulamo la qaato masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Madaxweyne Farmaajo ayaa marka hore u mahadceliyay Boqolaal Shacab ah oo ku soo dhaweeyay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee Maamulka Galmudug.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in socdaalka uu ku marayo gobollada Galmudug uu yahay mid uu ku xoojinayo nabadda iyo is dhex-galka Bulshada.

Hoos Ka Dhageyso Codka Farmaajo 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.