Home Afsomali Toogasho ka dhacay dhuusamareyb xili uu ku suan yahay Wafuuda Shirka uga...

Toogasho ka dhacay dhuusamareyb xili uu ku suan yahay Wafuuda Shirka uga qeygaleysa halkaasi

Askari ka tirsan maamulkii Ahlusunna ee ku biiray Galmudug ayaa Bartamaha Magaalada Dhuusamareeb ku dilay nin la sheegay in uu ahaa darawal.

Ciidamada maamulka Ahlusunna ayaa gacanta ku dhigay ninkii dilkaasi geystay , waxaana ay geeyeen Xabsi ku yaalla Magaalada Dhuusamareeb.

 Dilka ayaa yimid ka dib markii ay darawalka iyo Askari ay murmeen, islamarkaana uu si bareer ah u dilay darawalka.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku sugan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Dhexe iyo maamul goboleedyadda, waxaana si weyn loo adkeeyay Ammaankeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.