Home Afsomali Dhageyso Ciidamada Keyna oo feysal Axmed Saalax Nuunow Nolosha ku gubay...

Dhageyso Ciidamada Keyna oo feysal Axmed Saalax Nuunow Nolosha ku gubay dagaanka wajeer ceelasha iyo xoolahana dabrid ku sameyneyso

Warkii hore dhiilo colaadeed leh soo dhaaf Nabadoon C/llaahi Xuseen Axmed “Waamo” oo ka mid ah Waxgaradka gobalka jubada Hoose gaar ahaan deegaanka Hosingow ayaa walaac ka muujiyay Afduub ay Ciidamada Kenya ka geysanayaan Degmooyin ka tirsan Gobalkaasi.

Nabadoonka ayaa sheegay Dadka baadiyaha ka soo baxa ee usoo suuq doonta degmooyinka gobalka ay Ciidamada Kenya xiraan una gudbiyaan Xabsiyada Kenya.

Ugu yaraan 10 qof ayaa la sheegay in Ciidamada ay ka qabtayn Inta u dhaxeysa Dhoobley iyo Hosingow, waxaana la geeyay Gudaha Kenya qaar ka mid ah dadkaasi.

Sidoo kale Nabadoonka ayaa sheegay in mid ka mid ah dadkaasi ee la geeyay Kenya loo sheegay in gubay una baahan yihiin Dowladda iyo maamulka Jubbaland ay arintaasi wax ka qabtaan.

Ciidamada Keyna oo feysal Axmed Saalax Nuunow  Nolosha ku gubay dagaanka wajeer  ceelasha iyo xoolahana dabrid ku sameyneyso

waxay sheegeen imn cidiamada klenya ay wataan ujeedooyin kale oo dahsoon caalamka ay ku qaldayaan koofiyada cagaaran

feysal Axmed Saalax Nuunow in meel lagu sheego o ay afduubteen ciidakada kenya waxaana la tuhun san yahay in isaga nolosha lagu gubay

Qolooyinka Xaquuqul insaanka u dooda iyo masuuliyiinta dowlada ayey ugu baaqeen in xaduud beenaadyada ay ka socdaan xaquud ay geysanayaan ciidamada kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.