Home Afsomali Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo Wareeto ku magacaabay xilal kala duwan yo...

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo Wareeto ku magacaabay xilal kala duwan yo Gudoomiyeyaal Gobol

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:-     

Wareegto Madaxweyne

Magacaabid

Markaan Arkay:           Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad;

 

Markaan Arkay:           Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;

 

Markaan ku Qancay:   In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;

 

Markaan Sameeyey:    La-tashi Ballaadhan;

 

 

Waxaan Go’aamiyey:

In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:

 

Tir

Magaca

Xilka

1.

Maxamed Axmed Caalin Yuusuf (Tiimbaro)

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag

2.

Xamse Maxamed Cabdi Axmed

Guddoomiyaha Gobolka Togdheer

3.

Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Muuse

Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex

4.

Cabdiraxmaan Axmed Cali Muuse

Guddoomiyaha Gobolka Awdal

5.

Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax

Guddoomiyaha Gobolka Gabiley

6.

Yaasiin Maxamed Shide Ibraahim

Guddoomiyaha Gobolka Hawd

7.

Axmed Maxamed Xaashi Ducaale

Guddoomiyaha Gobolka Saraar

8.

Mawliid Maxamed Nuur Warsame

Guddoomiyaha Gobolka Salal

9.

Maxamuud Warsame Jaamac Cali

Afhayeenka Madaxweynaha

10.

Cabdiwaaxid  Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Maxamuud

La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada

11.

Khadar Sh. Cabdillaahi Sh. Cali Jawhar

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka

 

                   [

Gobollada Saaxil, Sool, Badhan, Daadmadheed, Buuhoodle iyo Xaysimo waxa xilka guddoomiyenimo sii ahaanaya Guddoomiyeyaasha hadda xilka haya.

Masuuliyiinta xilka wareejinaya waxaan uga mahad-celinayaa sidii xil-kasnimada lahayd ee ay u guteen waajibaadkoodii Qaran muddadii ay xilka Qaranka hayeen.

          [

 

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.