Ciidanka amaanka ayaa ku wargalinaya dadka ku dhaqan Muqdisho gaar ahaana dagmada Hodan aga gaarka xaafada Shiirkole iyo xaafadaha ku dhow inay la socdaan in ciidanka amniga qarxin doonaan haraadiga hub halis ku aha nolosha dadka iyo degaanka oo mudo badan dhulka ku duugnaa.
Sii faafi.
FariintaLaamahaAmaanka