Home Afsomali Xildhibaan Mustaf Shiikh Cali Dhuxuloow ayaa dharkii ciida u iibiyay 42 ruux...

Xildhibaan Mustaf Shiikh Cali Dhuxuloow ayaa dharkii ciida u iibiyay 42 ruux oo ah dadka araga la’a ee ku nool Muqdisho.(DAAWO SAWIRADA)

Xildhibaan Mustaf Shiikh Cali Dhuxuloow ayaa dharkii ciida u iibiyay 42 ruux oo ah dadka araga la’a ee ku nool Muqdisho.

Kooxdan oo isugu jirta hablo iyo wiilal ayuu xildhibaan Mustaf noloshooda taageerayay shantisii sano ee lasoo dhaafay. Waxaa la filaya in galabta uu xildhibaanku Afur u sameeyo dhallinyaradan si loo gudoonsiiyo dharkooda, loona siiyo xaqul ciid ay maalinta Ciida ku damaashadan.

“Walaalayaal aan caawino, oo aan hal cunug ka ciidsiino kuwa nugul, saboolka ah ,ee hadana baahiyaha gaarka ah qaba sidaa waxaa yiri Xidhibaan Mustaf.

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.