Home Afsomali Muqdisho Arday ku sumoowda jalaato ay cuneen oo dhaqtarka loola cararay

Muqdisho Arday ku sumoowda jalaato ay cuneen oo dhaqtarka loola cararay

arday dhigata schuol ku yaal dhanka bari ee magaalada Muqdisho oo ku sumoobay jalaato lagu iibinayey afaafka hore ee dhismaha schuol ka

waxaana u  schuol kaani ku yaal deegaanka Muuse Maaxaay oo ka tirsan dagmada kaaraan

wararka ayaa sheegaya  In ka badan 20 arday oo dhigta Iskuul ay ku sumoobay Jalaato ay cuneen, sida ay sheegeen maamulka Iskuulka iyo Goobjoogeyaal.

maamulka iskuulka

Iskuulka Hoose, dhexe iyo Sare ee Global qaybtiisa xaafadda Buulo-maaxaay ee Degmadda kaaraan ayaa lasheegay in ay ardaydu dibada u baxeen xiligii quraacda .

 

Goobjooge ayaa sheegay in Dadka Deegaanka, Maamulka Iskuulka iyo Waalidiinta qaar ka mid ah ardayda ay u gurmadeen ardayda Sumoowday.

 

Cusbitaalka keeysaneey oo ku yaala Degmadda Kaaraan ayaa loola cararay halaaki oo lala tacaalayo xaaladooda caafimaad .

Dhaqaatiirta Cusbitaalka ayaa sheegay in loo keenay arday Sumeeysan oo ay la tacaalayaan Xaaladooda Caafimaad.

 

Maamulaha Iskuulka ayaa Xaqiijiyay in ardaydu ay Jalaato ku sumoobeen, hadana baxnaanintooda lagu mashquulsanyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.