XASAN CALI KHEYRE RAISAL WASAARIHII UGU WAQTIGA DHEERAA WAXA UU XILKA HAYAA SANAD IYO WAX LA JIRO , RAGII ISAGA KA HOREEYAY EE XILKAN SOO MARAY MA DHAAFI JIRIN LIXDA BILOOD EE UGU HOREYSA SANADKA KOOWAAD OO XILKA LOO MAGACAABO .
GUDOOMIYAHA BARLAMANKA IYO MADAXWEYNAHA AYAA INTA BADAN LOO SABABEEYAA IN UU SHAQADIISA GUDAN WAAYO ASAGOO LAGU QASBO IN UU IS CASILO.
XASAN CALI KHEYRE WUXUU KA FOGAADAY QILAAF SOO KALA DHEX GALA ASAGA IYO MADAXWEYNAHA.
TAA BADALKEEDA WAXA UU KA SHAQEYN WAAYEY GUDOOMIYAHA BARLAMANKA IYO TIRO YAR OO XILDHIBAANO AH OO MAR WALBA KU GOODIYA IN MOOSHIN KA KEENAYAAN.
ISKU SOO WADA DUUB
BIYO INTEYSAN KU SOO GAARIN AYAA LAYSKA MOOSAA.
XASAN CALI KHEYRE WUXUU KU GUULEYSTAY IN MOOSHINKA UU UGA HORMARO GUDOOMIYAHA BARLAMANKA
TAASINA WAA DHACDAY SI EY KU DHACDABA
XASAN CALI KHEYRE WAXA UU ISKA DIFAACAY WEERARO BADAN OO BARLAMANKA UGA YIMID