Home Afsomali Asriso Gudiga qaban qaabada doorashada gudoomoyaha golaha ahacabka Sharuudaha ay ki xireen

Asriso Gudiga qaban qaabada doorashada gudoomoyaha golaha ahacabka Sharuudaha ay ki xireen

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa shaaciyay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta kursigaasi u tartameysa iyo xiliga ay doorashada dhaceyso.

Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sidoo kale la go’aamiyay in ay dhacdo  30-ka bishan April 2018-ka oo ku beegan isniinta , waxaana musharaxiinta Khudbadaha waxqabadkooda u jeedinayaan Xildhibaanada  25-ka ilaa iyo 26-ka bishan April.

  • Waqtiga isdiiwaangelinta 23-24 April (Isniin iyo Talaado)
  • Khudbadjeedinta Musharixiinta 25-26 April (Arbaco iyo Khamiis)
  • Waqiga Doorashada Gudoomiyaha 30ka Aproil 2018

Akhriso qoraal kasoo baxay Guddiga Qababqaabada Doorashada Gudoomiyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.