Home Afsomali VIDEO Xildhibaan Maxamuud Macalin yexye oo Muqdisho kaga dhawaaqay in uu ...

VIDEO Xildhibaan Maxamuud Macalin yexye oo Muqdisho kaga dhawaaqay in uu yahay Musharaxu taagan Gabashada xilkii uu baneeyey Jawaari

Xili maalmihii ugu danbeeyey ay isa soo tarayeen musharaxiinta u taagan xilkii uu baneeyey afhayeenkii barlamaanka Maxamed sheikh cusmaan jawaari

ayaa hadana waxaa xilkaa isu soo sharaxay ku dhawaad 10 musharax kuwaas oo gabai ahaanba ka wada tirsan xildhibaanada baarlamaanka waxayna wada doonayaan in ay mar uu noqdaan guduunka baarlamanaka

Xildhibaan Maxamuud Macalin yexye oo ka tirsan xildhibaanada golaha baarlamaanka ayaa shir jaraid oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay in uu yahay Mushrax u tartamayo qabashada xilka Gudoonka Baarlamaanka somaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.