Tacsi Tiiraanyo leh geeridii ku timid Cabdiqani Cusman Kabreeto maareeye ku xigeenkii dakada magaalada Muqdisho
waxaan tacsi u direynaa eheladi qreaabadii iyo asxaabtii iyo dhamaan reer cusmaan kabreeto ee uu ka geeriyooday Cabdiqani Cusman Kabreeto oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho
xaaji ciise siicow muuse Maxamed Afrax xuubey heyle iyo dhamaan maamulka shaqaalaha dakada caalamig ah ee Magaalada Muqdisho maamulka somalisan,com waxay tacsi u dirayaan dhamaan shacabka somaliyeed gaar ahaana qoyskii ehelki asxaabtii iyo qaraabadii u ka baxay marxuum Cabdiqani Cusman Kabreeto
Cabdi qani ayaa mudooyinkaan danbe ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho
waxayna alle uga baryayaan in uu janadisii ka waraabiyo anagana samir iyo imaan buuxa naga siiyo aamiin inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun