Home Afsomali In ka badan 100 ayaa laga helay cudurka Karoonaha 24-kii saac ee...

In ka badan 100 ayaa laga helay cudurka Karoonaha 24-kii saac ee lasoo dhaafay

In ka badan 100 ayaa laga helay cudurka Karoonaha 24-kii saac ee lasoo dhaafay sidda ay shaacisay wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya.

In ka badan 100 ayaa laga helay cudurka Karoonaha 24-kii saac ee lasoo dhaafay sidda ay shaacisay wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya.

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,709

o Laga Helay: 100

o Somaliland: 32

o Puntland: 28

o Banadir: 15

o Jubbaland: 14

o Galmudug: 9

o Konfurgalbeed: 2

o Lab: 43

o Dhedig: 57

o Bogsashada: 74

o Dhimasho: 6 (Somaliland:3, Banadir:2, Puntland:1)

Tirada Guud ee Laga Helay: 18,373

Bogsashada Guud: 9,000

Dhimashada Guud: 1,023

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.