Wafdi ka socda Dawladda Soomaaliya oo ay hogaaminayso Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha ayaa Magaaladda Lusaka ee dalka Zambiya wadahadal kula leh Xoghayaha Guud ee COMESA iyo Gudiga Wakiiladda Wasiiradda ee Dawladaha xubnaha ka ah COMESA waxayna ka wada hadlayaan sidii Soomaaliya u soo ceshan lahayd xubinnimadeedii COMESA taasoo Dan weyn ugu jirto Ganacsatada Soomaaliyeed
Home Afsomali Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha iyo Gudiga Wakiiladda Wasiiradda ee Dawladaha xubnaha ka...