Home Afsomali Gudiga Doorashooyinka oo madaxda maamulada gaarsiiyey waraaqo ay ku qoran yihiin ……

Gudiga Doorashooyinka oo madaxda maamulada gaarsiiyey waraaqo ay ku qoran yihiin ……

 

Waraaqo lagu wargalinayo ergada ka qeybgaleysa doorashada iyo maamulada ayaa loo qeybiyey xaumaha laga maamulo qabaailada dooranaya xubnaha ka mid noqonaya aqalka hoose ee golaha baarlamaanka so socda .

Waraaqahaan ayaa waxaa soo saaray gudiga doodashayooyinka dadban si ay ugu wargaliyaan xiliyada doorashda madaxda maamulada ee hee gobol

Nuqul kamid ah Warqadan oo soo gaartay Shabakada Allbanaadir ayaa lagu cadeeyay in Beelaha dooranaya xubnaha Aqalka hoose ay soo asteeyaan kuraasta ay dumarka ku yeelanayaan Baarlamaanka Federaalka.

Waxaana nuqulo ka mid ah ay heshay somalisan  ay u qoraayeen sidaan

 

Waxaa sidoo kale Warqada lagu cadeeyay in Jufadii kursi ka hesha aqalka sare in aysan mar kale xaq u laheyn in ay u tartanto Aqalka hoose, waxaa kale oo Warqada ku cad in Musharxii looga guuleeso Aqalka sare in uusan mar kale isku soo sharaxi karin Aqalka Hoose.

waraaqo-doorasho-1 waraaqo-doorasho-2

https://youtu.be/paZuFMTwuLc

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

More VIDEOS https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.