Home Afsomali VIDEO Janaraal Cabdulaahi Xasan Bariise oo sheegay in dowladu ku guuleysatay Qadida...

VIDEO Janaraal Cabdulaahi Xasan Bariise oo sheegay in dowladu ku guuleysatay Qadida Imtixaanada Shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka

Qaarka mid ah saraakiisha iyo maamulka schoolada   ayaa ka warbixiyey Maalintii ugu danbeysay ee Imtixaanadii dugsiyada sare ee dalka waxaan ayna shaaciyeen in uu soo idlaaday

Taliyaha Hogaanka Canshuuraha janaraal Cabdulahi Xasan Bariise oo soo kormeeray qaabka ay u socdan imtixaanada shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka

shir jaraid oo uu ku qabtay dugsiga Amiir Nuur ee dagmada wardhigley taliyaha ayaa sharaxay qaabka ay ardayda u galeen imtixaanada oo uu ku amaanay horumarka ay ku talaabsatay dowlada somaliya

janaraalka ayaa hosta ka xariiqay in cidamada ilaalada ka aha xarumaha ay imtixaanada lagu qabtay aysan wax carqalado ah kala kulmin isla amarkaana aysan jirin wax isdaba marin ah ayna ka qeybgaleen tiradii loo qorsheeyey

macalimiinta iyo maamulka Dugsiga amiir nur ayaa  ka dhawaajirayey in xaaladu ay tahay mid dagan shaqaduna u socoto sidii loogu tala galay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.