Madaxweynaha maamul goboleedka soomaaliyeed Ee juba land
Axmed madoobe ayaa waxa
Uu cafis u fidiyey maxaabiis,
Maxaabiistaan oo maanta xabsiga
Laga sii daayey ayaa waxa ay gaarayaan
44 oo rag ah
Siiseyntaan ayaa ka danbeysay ka gadaal markii dil toogasho ah Laguna fuliyey sadax nin oo lagu helay in ay geusteen dilal