Home Afsomali FULL video The Festival of Independence Day on June 26 – Munaasibada...

FULL video The Festival of Independence Day on June 26 – Munaasibada Xuska Maalinta Xoriyada 26 ka Juun

Munaasibadaan oo aheyd mid si aad ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay fagaraha dal jirka dahson ee magalaada Muqdisho waxaana ka soo qeybgalay madaxweynaha JFS somaliya sareeyayaal iyo saraakiil ciidan xildhibaanada labada gole wasiiro siyaasiyiin iyo dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid dagmooyinka Gobolka banaadir

Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan koxda baambayda ciidanka bolice ka oo munaasibada ku soo bandhigay music ka turjumada qiimarada ay leedahay maalinta xuriyada waxaana madaxweynuhu  hambalyo u direy shacabka soomaliyeed meel walbo oo ay joogaan.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in masuuliyad weyn ay ka saarantahay qof kasta oo Soomaali ah xaqiijinta hiigsiga soojireenka ah ee ku qotoma Soomaali xor ah oo mideeysan.

Madaxweyne farmaajo ayaa sidoo kale ku ammaanay shacabka Gobollada Waqooyi kaalinta lama ilaawaanka ah ee ay ku lahaayeen gobonnimo doonkii iyo israacii lasbada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur

qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka iyo dadweynaha oo si gar ah ula hadlay tv ga galmudug ayaa dareenkoda kaga falceliyey sida ay u arkaan Munaasibada 26 ka  Juun ee 1960kii oo ah guurda 58 aad ee ka soo waregtay maalintii xuriyada gobolada waqooyin ee dalka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.