Home Afsomali Madaxweynaha Turkiga oo lagu dhaariyey xarunta Baarlamaanka Turkiga magaalada Ankara. ...

Madaxweynaha Turkiga oo lagu dhaariyey xarunta Baarlamaanka Turkiga magaalada Ankara. ( DAAWO SAWIRADA )

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyey xarunta Baarlamaanka Turkiga magaalada Ankara.

Erdogan ayaa magaalada Ankara waxaa lagu galibiyey baabuurta madaxtooyada iyadoo dadweyne fara badan ay wadooyinka tuban yihiin, waxaana markii tegay xaruna baarlamaanka sacab ku soo dhoweeyay xildhibannada cusub ee Baarlamaanka oo hortooda uu ku dhaaray muddo 5 sano ah, isagoo awood balaaran leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.