Home Afsomali Dhageyso Maamulka Puntland oo gaadiidka Amrey in aanay jiirin sohdimaha iyo sababata...

Dhageyso Maamulka Puntland oo gaadiidka Amrey in aanay jiirin sohdimaha iyo sababata oo ay sheegeen

Maxamed jamac Quraan Jecel

Maamulka Puntland ayaa amar adag oo ah in la xiray soohdimaha dul dhigay gaadiidka isaga goosha gobolada koofured iyo gobolada dhaxe ee dalka waxaana lagu sheegay in lagu xiray amar ka soo baxay madaxweyne ku xigeenka Puntland Enj Cameyd oo hada ah ku simaha madaxweynaha maamulkaasi  soohdimaha puntlad ay ka wadaagto dhanka koofureyd ee dalka

Maamulka ayaa sheegay in inta badan soohdihaasi isticmaalaan kooxaha argagixisada ah Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Cabdulaahi Maxamed jaamac Quraanjecel oo ka hadlay go’aankan maanta dhaqan galay.ayaa  ayaa sharaxaad dheer ka bixiyey wuxuuna xusay in ay fulinayaan armarka ka soo baxay madaxda maamulkaasi  .

Tan iyo intii la qaatay habka faradaalka lana dhisay maamul goboleydyada dalka  ayaa waxaa soo kordhay is qabqabsiga dhanka soohdimaha maamulada taas oo la moodo in lagu ilaaway xuduudihii gumeysiga ee dalku la wadaago wadamada dariska la ah dhulka somaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.