Home Afsomali VIDEO Ololole lagu qabqabanayey Caruurta Darbiyo jiifka kooliistayaasha iyo garaabiistayaashada

VIDEO Ololole lagu qabqabanayey Caruurta Darbiyo jiifka kooliistayaasha iyo garaabiistayaashada

Ololole lagu qabqabanayey kana dhan ah caruurta darbiyo jiifka kooliistayaasha iyo garaabiistayaashada ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho  .

waxaana howshaan loo xilsaaray saraakil iyo ciidamo ka tirsan kuwa Asluubta Somaliyeed howlgalku intii uu socda ayaa waxaa  gacanta lagu soo dhigay in ka badan 20 qof oo qaarkood ku hubeystaa tooriyo xili ay dhuuqayeen maandooriya xabagta ama koolada afkuna ay ku heysteen garaabada jaadka

qaar ka mid ah dadka la qabqabtay ayaa shegay xiligii ay bilaabeen cabista maandooriya waxaya dowlada ka dalbadeen in la siiyo fursad ay wax ku bartaa

G-sare Xasan Cumar Afrax oo shir jaraaid kuw qabta goobta uu howlgalka lagu xanaaneynayey ay ka socday ayaa warbaahinta la wadaagay hadafka iyo ujeedka laga leeyahay

dhalinyaradaan ayaa ku dhibaateysnaa Magaalada Muqdisho waxayna daris la haayeen dhadada dhaxanta ay leedahay dib jirnimadu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.