Dadaxewyna ku xigeenka maamul Goboleedka jubbaland state oo soo dhaweeyay go,aamadii ka soo baxay shirkii madasha maamul goboledyada ee maalmihii ugu danbeeyay ku shirsana magalada kismaayo oo xarun u ah jubbaland
Cabdi qadir Xaaji Maxamuud Suldaan luga dheere oo warbahinta lahadlay ayaa sheegay in warmur tuyeedku yahay mid ay hogamiyasha maamul goboleedyada ay kaga tashanayan geedi socodka deeganada ay matalanaan waxa uuna sii sheegay in tani muhiim u tahay dhaman shacabka shanta mamul
sidoo kale waxa uu ka hadlay in shirka uu ku baqay madaxweynaha dalka Maxamed Cabdilahi farmajo ka qeyb galkiisa ay go aama kasoo sari doonan hogaamiyasha maamul goboleedyada dhawana ay kasoo sari doonan jawab
Madaxweyne Cabdi qadir Xaaji Maxamuud Suldaan Luga dheere ayaa oo ka hadlay Mowqiifka diidmada ah ee ay qaateen madaxweyne ku xigeenada Puntland iyo galmudug ayaa xusay in dhankiisa aanay u muuqan wax lagu diidi karo qadobada shirka ka soo baxay wuxuuna xasuusiyey in ay dib u eegid ku sameeyaan natijadii ka soo baxday shirkii madaxdu ku yeelatay Magaalada Kismaayo.
Madaxeyna ku xigeenka Cabdi qadir Xaaji Maxamuud Suldaan Luga dheere ayaa sheegay in ay dagan tahay Xalada deeganada mamulka jubbaland kana jirti nabad iyo xasilooni la isku haleen karo taasina ay kashaqeyeen dhaman madaxda mamulka sida uu sheagay madaxweyne Cabdi qadir Xaaji Maxamuud luga dheere
mamul goboleedyada ayaa horay u soo saray dhowr qodob oo sal u ahaa shirar ka socday magalada kismaayo qodobka ugu weyn ee sameynta ku yeshay qeybaha kala duwan ee bulshada kaa oo ahaa in gabi ahaanba ay xiriirkas ujareen dowlada Somalia ayagoo katabanaya wada shaqeyn la aan dowlada federalka somaliya iyo mamul goboleed yada