Home Afsomali VIDEO Muqdisho oo loo sameeyey Koox dabdamis aan tayo iyo tiro laheyn

VIDEO Muqdisho oo loo sameeyey Koox dabdamis aan tayo iyo tiro laheyn

Agaasimaha Gurmad ka deg deg ah ee maamulka Gobolka banadir  Cabdiqani Mohamed Axmed ayaa munaasiabad u qabtay kooxda heeganka Gurmadka gargaarka deg dega ah u tababaran

waxaana ka qeybgalay dhoolatuska ay sameeyeen ciidamo iyo shaqaale si gaar ah loogu tabaray howlaha dabdamiska iyo gargaarka deg deg ah Masuulyiinta Qeybaha kala duwan ee dowlada Hoose ee Xamar

gabagabadii Munaasibada ayuu star tv uga waramay ujeedka iyo danta laga leeyahay bandhiga noocaan ah isaga oo xusay in kooxdaani diyar u tahay ka hortaga iyo daminta dabkasta oo dhaca goob kasta iyo goor walba

adeega kooxda  dab-damiska iyo gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir waxuu ka mid yahay  adeegyada sida aadka muhiim u ah bulshada xaga badbaadinta hantida iyo nolosha intaba  balse Muqdisho kuma filna umana qalanto in kooxdaan tarada lagu amaano shaqada ay qaban karaan iyo meelaha ay ka hwollgali karaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.