
Raiisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeybgalay munaasidaha isbiirsaday ee maalinta cuntada aduunka iyo maalinta beeraleyda Soomaaliyèd oo ka dhacday Xamar .
Munaasida oo ayaa waxaa ka soo qeybgalay raiisal wasaare xasan cali kheyre xildhibaano iyo wasiiro madaxa hey.ada cuntada iyo beeraha wfp wakiil ka socday hey.ada fow iyo marto sharaf kale.
Wasiirka beeraha iyo waraabka xildhibaan xusen saciid iid oo munaasibada furay .
Dib u dhiska kaabayaasha dhaqaale iyo kanaaladii waraabka beeraha ayaa sheegay wasiirka beeraha iyo waraabka in ay ahmiyada 1aad siineyso .
1.5 bilyan in ay ku baxdo soo iibsashada raashinka
Wuxuu dalbaday in ciidamada raashinkooda laga dhigo dalaga ka soo baxo beeraha oo ay soo saaraan beeralayda dalka .
Wuxuu sidoo kale dalbaday In la taageero beeralayda si loo xoojiyo soo saarkoda wuxuuna sheegay in ay dowladu garab taagan tahay beeraleyda soomaaliyeed
Xildhibaan saciid xusen ciid wasiirka wasaarada beeraha xildhibaan saciid xusen iid.
Raiisal wasaare Xasan Cali kheyre oo soo gunaanaday munaasibada in fadhiga aysan ka muuqan dad beerafalato balse loo sheegay in ay horey u soo faleen taasi oo uu ku amaanay doorka beeraleyda
Munaasida ayaa kuwa kale uga duwaneyd habmaamuska martida qadada looga dhigay waxyaabaha dalka ka soo baxo taasi oo uu amaanay raiisal wasaaruhu
Waxsoo saarka dalka iyo kobcinta dhaqaalaha
Wuxuuna si gaara ula dardaarmay beeralyda
Dhamaadkii munaasibada ayaa waxaa heshiis raashin iibsi ah ku kala saxiixda WFP iyo iskaashatada beeralyda soomaliyeed,