Home Afsomali Hogaamiye ka tirsanaa maxaakiimtii islaamka Maxamed ibraahim bilaal oo isu dhiibay ciidamada...

Hogaamiye ka tirsanaa maxaakiimtii islaamka Maxamed ibraahim bilaal oo isu dhiibay ciidamada Ethiopia ee G/bay

Maxamed Ibraahim Bilaal ayaa xiligii (Sanadkii 2006) Maxkamadihii Islaamka ay ka talinayeen Baratmaha iyo Koofurta Soomaaliya wuxuu ka mid ahaa Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka ee Gobolka Bay.

Dhanka kalena, Maxamed Ibraahim Bilaal waxaa uu ka hadlay muddo kordhin uu Golaha Ammaanka Midowga Afrika u sameeyay Ciidamada Amisom ee Muqdisho ku sugan,

Sheikh bilaal wuxuu haatan la back yahay sheikh muqtaar roobow oo ay isku xulaafo ahaayeen

Warbixin intaa ka badan kala soco wararka danbe ee somalisan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.