Home Afsomali 30 sano ka dib muqdisho ayaa lagu qabanayaa shirkii iskaashatooyinka dalalka islaamka

30 sano ka dib muqdisho ayaa lagu qabanayaa shirkii iskaashatooyinka dalalka islaamka

Dhawaan ayaa la filayaa in Magalada Muqdisho lagu qabto shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo 30 Sano kadib ay Soomaaliya martigelineyso.

Wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in  27 Oktoobar oo beri ku began ay kulan iskugu imaanayaan xubnaha 14-ka dal ee Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka kaa soo ka dhacaya Magalada Muqdisho.

Hadaba Hoos Ka Akhriso Magacyada 15-ka dal ee Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka

 

1- Azerbaijan

2- Brunei

3- Djibouti

4- Egypt

5- Gabon

6- Iran

7- Kuwait

8- Malaysia

9- Pakistan

10- Qatar

11- Saudi Arabia

12- Sudan

13- Turkey

14- UAE

15- Yemen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.