Home Afsomali Mid ka Mid ah Xildhibaanada oo si dareen walaalnimo leh uga hadlay...

Mid ka Mid ah Xildhibaanada oo si dareen walaalnimo leh uga hadlay waxqabadka madaxweynaha Djaboti Ismaaciil Cumar Gelle

https://youtu.be/J4dupZZ1YTs

Xildhibaan Maxamad Xassan Qoone oo kairsan barlamanka Somalia gar ahaan ku wooda laga soo dortsy mamulka hirshabelle ayaa kawar bixiyay doorka nbada iyo dib uhishiisanta Somalia uu kalahaa madaxweynaha aanu walalaha nahay ee ismaciil cumar geelle

Xildhibanka ayaa ku dheeraday kasheynta garab istaga dowlada iyo shacabka djiboputi  umuujiyeen dalkeena Somalia

Waxa uuna xuisay kalinta walalnimo ee ismaciil cumar oo kafog siyaasada gaar ah in ay tahay mantamida dalkeena uu kudaremayo dagnaasho nabadeed iyo mid siyasaded

Xildhibaan qoone oo waaya jog u ahaa guud ahaan shirarka nabadeenta iyo xal uhelida wadanka ee lagu qabtay wadanka aanu walalaha nahay ee jibuuti ayaa kawar bixiyay qaabka ay suuragal kunoqtay iney tagan jabooti iyo iyo doorka muuqda ee ay kulahayeen dolwada jibuuti ee uuu hogaminaya ismaciil cumar geele

Ugu danbeyntii xildhibaan maxamed xassan qoone ayaa is dul istaagay in shacabka somaliyeed ay ka go antahay iney muujiyaan walalnimada ay uqabaan shacabka djibuu waxaana gababadii uu yri Somalia waa jabuuti jibuutina waa Somalia lawada shacabna waa midig iyo bidix ismciina waqtiyada adage e wajahan lawada dal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.