Home Afsomali Bolice ka jowhar oo gacanta ku dhigay Maareeye garoon diyaaradeed xaaskiisa dilay

Bolice ka jowhar oo gacanta ku dhigay Maareeye garoon diyaaradeed xaaskiisa dilay

Maareeyihii garoonka diyaaradaha ee Jowhar ayaa xaaskiisii oo xaamilo aheyd ku dilay magaaladaas

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Jowhar Ibraahin Maxamed Cal )Ayaa Xalay dilay xaaskiisa oo Xaamilo aheyd.

Maareeyaha iyo Xaaskiisa ayaa la sheegay inuu muran soo kala dhex galay, taasna ay sababtay inuu dilo Xaaskiisa

Xaaska geeriyootay ayaa lagu magacaabi jiray Jamiilo Sh.Cali Ibraahin, waxaana dilkeeda xaqiijiyay qaar ka mid ah ehelada Marxuumada dilka loo gaystay isla Xalay

Booliska Magaalada Jowhar ayaa gacanta ku soo dhigay Maareeyaha dilay xaaskiisa, wuxuuna hadda ku xiran yahay Saldhiga Magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabelle ……

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.