Home Afsomali DHAGEYSO Xildhibaano hakiyay dhammaan Shaqooyinkii muhiiimka ahaa

DHAGEYSO Xildhibaano hakiyay dhammaan Shaqooyinkii muhiiimka ahaa

Khilafka u dhaxeaya Gudoonka golaha Shacabka iyo  xildhibaano kamid ah golaha shacabka ayaa hakiyay dhammaan Shaqooyinkii muhiiimka ahaa ee laga rabay in ay u qabtaan Bulshadda Soomaaliyeed.

Khilaaf ayaa sidoo kale saameeyay Kulamo ay yeelan jireen Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana arintaasi xildhibaanada qaar ay ku eedeeyeen in ay ka dambeyso Xukuumadda Soomaaliya.

Haddaba warbixintan waxaa nooga diyaariyay  Xaaladda Golaha Shacabka ee cakiran wariye Maxamed Cabdi Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.