Golaha aqalka sare ee baarlamaanka ayaa yeeshay kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir gudoominayey gudoomiyaha aqalka sare senator Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo ay garab fadhiyeen ku xigeenadiisa . kulanka waxaa soo xaadiray 31 sanator
Shirka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka wasaarada haweenka iyo xaquuqul isnsaanka deeqa yaasiin
Ajandaha kulanka ayaa ahaa aqrinta maalintii 2aa hindise sharciyeedka hay.ada dadka naafada ah waxaan qodobadii kulnka looga arinsanayey ka hashay Zamzam ibraahim Cali
Sanatorada oo ansiyey Hindise Sharciyeedkaa ayaa waxaa u mahadcelisay deeqa yaasiin oo ah wasiirka wasaarada haweenka iyo xaquuqul isnsaanka
Waxaana ugu danbeyn shirka soo xirey gudoomiyaha aqalka sare senator Cabdi Xaashi Cabdulaahi