Home Afsomali Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Gaaray Dalka...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Gaaray Dalka Qatar (DAAWO SAWIRADA)

 

ARa’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Qatar oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay.

Ra’iisul Wasaaraha oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Qatar ayaa la filayaa in uu madaxda dalkaas la yeesho kulamo ay uga wada hadlayaan xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo iskaashiga laba geesoodka ah.

Ra’iisul wasaare Khayre ayaa sidoo kale ka qeyb galaya shirka sannadlaha ah ee Madasha Dooxa oo sanadkii 2017 uu sidaan oo kale uu uga qayb galay.do

 

R2

 

R3
R9

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.