https://youtu.be/cWdB0kLfLyM
Munaasabad lagu xusaaye 75 sano guuradii ka soo wareegtay 20 kii diisembar 1943 markii dhibada loo tagay ciidamada boliska soomaaliyeed ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxweynaha jamhuriyada soomaaliya mudane maxamed calaahi farmaajo gudomihaha golaha aqalka Wsiiro iyo Xildhibaano taliyayaal ciidan iyo sareeyayaal musuuliyiin kkale oo ka tirsan doowlada federaalak soomaaliya
Ugu horeyn Ciidamad booliska soomnaaliyeed ayaa waxay gaada kaciyaar cayaaro kusoo bandhigeen barxada stadio kons ee kubada cagta waxdaana sidoo kale goobta mehrijaan ku soo bandhigay agoonta ciidanka bolice ka
Ciidanka eeyaha tababaran adeegsado ayaa soo iyana goobta keenay gaari ay ku matalayeen in uu miineyusan yahay iyo sida looga hortago qaraxyada
Ciidanka baambaeyda boliceka iyo fanaaniinta kooxda heegan ayaa munasibada heeso wadani ah goobta ka jeediyey
Qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka ayaa munaasibada awgeed hambalyo u direy dhamaan ciidanka bolice ka meel kasta oo ay joogaan
Ugu taliyaha ciidanka Bolice ayaa mahadcelin ka dib ku soo dhaweeyey madaxweynaha JFS oo sheegay in ciidanka Boliceka qalabkooda dowladu u dhameystireso